Recent Updates: jamaamepress

Visit http://jamaame.wordpress.com For Recent Updates.

Already a Member? Log In to Your Account
  
This Blog Posts All Posts Directory Listings Articles

Ogeysiis Iyo Raalli Gelin!!!

11/29/2012 11:52:22 AM

Dhamaan akhristayaasha sharafta leh waxaan ogeysiineynaa in jamaame blog uu dib u dhac ku yimid sababo la xiriira anagoo howlo kale oo muhiim ah kaga mashquulay, sidaa awgeed waxaan jeclaan laheyn inaan dib u habeyn ku sameyno oo hawada dib ugu soo l > read more

Wasiirka A/dibedda DKMGka oo eedeyn hawada u marshey Kenya

07/09/2012 11:05:20 AM

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Oo ka soo jeeda Leysaan Digil iyo Mirifle Dr. Cabdulaahi Xaaji ayaa ku eedeyay dowladda Kenya in ay si sharci darro ah shidaal uga baareyso xeebaha Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibedda Cabdul > read more

Saraakiil ka tirsan DKMG-ka oo gacanta u galey Al-shabaab.

07/09/2012 11:01:45 AM

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saraakiil ka tirsan ciidmada dolwda KMG ay gacanta ku dhigeen Al-Shabaab kuwaa u kaxeystay deeganda ku dha dhaw Afgooye. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidmada dowlda > read more

Madaxweyne Shariif oo magacaabey Guddoomiyaha Bangiga

07/09/2012 10:57:15 AM

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si rasmi Xilka Guddoomiyaha Bankiga Horumarinta Soomaaliyeed ugu magacaabay Xildhibaan C/ llaahi Axmed Afrax. Wareegtada ka soo baxaday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya aya > read more

DAAWO SAWIRADA: Howlgal 3,000 Oo Qof Lagu Soo Qabtay Oo Muqdisho Laga Sameeyay

07/05/2012 13:05:02 PM

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga sameeyay Howlgalkii ugu balaarnaa oo lagu soo qabqabtay dadweyn badan kuwaasi oo lala xariirinayo in ay ka tirsanyihiin kooxda Al-Shabaab. Howlgalkaan ayaa waxaa samaynayay ciidamada dowlada Soomaaliya waxaana laga > read more

Dayniile: Meydadka Labo Haween ah oo Xalay La Dilay oo La Soo Helay

07/02/2012 11:28:45 AM

Muqdisho: Maamulka degmada Dayniile ayaa maanta ka hadlay meydadka labo haween ah oo xalay guryahooda lagala baxay kadibna lagu dilay gudaha degmadaasi. Gudoomiyaha degmada Dayniile Daahir Xasan Xuseen oo maanta saxaafadda gudaha u waramay ayaa sheeg > read more

Mareykanka oo soo Bandhigay Dukumint laga helay Osama (Tolow Somalia muxuu ka yiri?

07/02/2012 11:22:04 AM

Sida ku qoran dukumenti ka kooban 17 bog oo lagu daabacay bogg internet oo ay leeyihiin ciidamada military,ga wadanka Maraykanka qeybta la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan CTC hogaamiyihii ururka Al > read more

Ragga Guursadda Dumarka Farxadda Badan Oo La Ogaaday In Ay Ka Badbaadaan Xanuuno Badan Oo Halis Ku Ah Noloshoodda

06/29/2012 12:39:40 PM

Ragga nasiibka u yeesha guurka Dumarka farxadda badan ayaa la xaqiijiyay in aanay si dhakhso ah u cimri degdegin kana badbaadaan xanuuno badan oo halis galin kara noloshooda, sidaana waxa lagu sheegay natiijo ka soo baxday cilmi baadhis ay dhawaan sa > read more

koox hubaysan oo dil iyo afduub ka geysatey xeryaha qaxootiga ee keenya

06/29/2012 12:35:53 PM

Kooxo hubeysan ayaa afar shaqaale samafal ah oo u shaqeynayay haya’dda Norwegian Refugee Council (NRC) ka afduubay maanta deegaanka Dhadhaab ee dalka Kenya oo ku dhow soohdinta ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya. Kooxdan hubeysan ayaa la sheegay > read more

Qarax maanta ka dhacey Beledweyne

06/28/2012 11:32:23 AM

Waxaa duhurnimadii maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan qarax lagula eegtay Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ee soomaaliya iyo kuwa toobiya waxaana lasoo sheegayaa in uu geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac. Inta dadka deeganka ay xaqi > read more



© 2006-2014 OnToplist.com, All Rights Reserved