jamaamepress

Already a Member? Log In to Your Account
Added: March 12, 2012
Authority: 35.5434
Type: Blog
Language: English
Category: Newspaper
  Analytics :: more
   Latest Posts :: more

Ogeysiis Iyo Raalli Gelin!!!

Dhamaan akhristayaasha sharafta leh waxaan ogeysiineynaa in jamaame blog uu dib u dhac ku yimid sababo la xiriira anigoo kaga mashquulay wax barasho, sidaa awgeed waxaan jeclaan laheyn inaan dib u habeyn ku sameyno oo hawada dib ugu soo laabano balse

Wasiirka A/dibedda DKMGka oo eedeyn hawada u marshey Kenya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Oo ka soo jeeda Leysaan Digil iyo Mirifle Dr. Cabdulaahi Xaaji ayaa ku eedeyay dowladda Kenya in ay si sharci darro ah shidaal uga baareyso xeebaha Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibedda Cabdullaahi Xaaji Xasanow ayaa sheegay in ay ka warqabaan shirkado dowladda Kenya ay heshiis kula gashay in

Saraakiil ka tirsan DKMG-ka oo gacanta u galey Al-shabaab.

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saraakiil ka tirsan ciidmada dolwda KMG ay gacanta ku dhigeen Al-Shabaab kuwaa u kaxeystay deeganda ku dha dhaw Afgooye. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidmada dowlda KMG ay baadi doon ugu jiraan sidii ay u heli lahaayeen saraakiisha ka tirsan guutooyinka ciidmaada dowlada



  Related Blogs
Language: English
© 2006-2013 OnToplist.com, All Rights Reserved